tag:blogger.com,1999:blog-13239666.post6640358655586783764..comments2023-10-21T13:37:28.200+03:00Comments on The Voice Of Somaliland: Ummadyahay inuu Cabdiqadir Juba ka heeso xafladda 18 May ee Ottawa ma u banaantahay?Ahmed Quickhttp://www.blogger.com/profile/04531652411507090075noreply@blogger.comBlogger2125tag:blogger.com,1999:blog-13239666.post-80383888564963498802008-04-14T22:17:00.000+03:002008-04-14T22:17:00.000+03:00Caado qaate, hunguri dilay walee waad u eegtahay A...Caado qaate, hunguri dilay walee waad u eegtahay A Jamacow, waa hadduu yahay magacaaga. Afkaagu urayanaya ha soo marin mujaahid aanad kabahiisa gaadhi karayn. Waxbana hays qarin waanu ku ognahaye.

M.CaliAnonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-13239666.post-50102223693682465572008-04-13T12:56:00.000+03:002008-04-13T12:56:00.000+03:00Waxaa nasiib daro ah in maanta lagu soo gabado Abw...Waxaa nasiib daro ah in maanta lagu soo gabado Abwaan Xassan Ganey iyo Abdiqaadir Juba. Waxaa odhan lahaa Ahmed Kuwik Waxaad u jeedaa Abdiqaadir maahee ninka aad maageyso waa kuma. kaama foga mana gaadhi kartid kartidiisa waxaanad ku maageysaa.
Waxaanad la mid tahey ka maanta Mohamed Kaahin jeelka Ladoonaya.

Macna Laawe la adeegsado

A JamaAnonymousnoreply@blogger.com