(Waridaad)-" in Baarlamankii ay soo doorteen la afganbiyey oo maanta gacanta ugu jira ciidanka Booliska in khatar la geliyey deganaanshihii iyo xasiloonidii dalka." Labada Xisbi ee UCID iyo KULMIYE, waxay u arkaan dhacdadaas u danbaysay ee Golihii albaabada loogu xidhay, shir-guddoonkii lagu dhaleeceeyey mid aan waafaqsanayn sharciga........
Guji halkan
No comments:
Post a Comment