
Hargeysa (Jam)- Hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ayaa xalay si rasmi ah u wada saxeexay Xeerka Hab dhaqanka Asxaabta Mudada ay Doorashadu socoto, kaas oo ay si wada jir ah u soo sameeyeen Koomishanka Doorashooyinka, Saddexda xisbi Qaran iyo Akademiga Nabadda iyo Horumarinta.....
No comments:
Post a Comment