Aniga oo magacayga ku hadlaya iyo ka Blogga Waridaadba, waxaanu halkan si wada jira ah ugu soo diraynaayaa tacsi, Alle ha u naxariistee reerkii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Siciid Faarax Cali-darwiish(Sandheere).
Waxaanu Ilaahay uga rajaynaynaa inuu marxuumka ka waarbiyo janatul fardousa, reerkii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo Imaan ka siiyo.
Amiin Amiin
Waridaad
No comments:
Post a Comment