
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Gaadhay London.
Waxaa cawayskii xalay soo gaadhay magaala madaxda Boqortooyadda Ingiirska ee London, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane: Ahmed Mohamed Mohamoud 'Silaanyo' isaga oo ka soo kicitimay waddanka Ethiopia, kana soo ambabaxay Adis-Ababa oo ah caasimadda dalkaas.
Wixii faahfaahin danbe ahna waanu idiin soo gudbin doonaa marba sidda ay u kala horeeyaan.
Waridaad
No comments:
Post a Comment