Ogaysiis - Waxa la ogaysiinaya dhamaan jaaliyadda sharafta leh ee reer Somaliland kuna dhaqan Magala madaxda Canada ee Ottawa iyo nawaaxigeeda in kulankii aadka loo sugaayay ee Xildhibaan Hussein Mohamed Cige oo ah chairmanka guddida arrimaha debedda ee barlamanka Somaliland uu ka dhicidoona.
Villa Marconi
1026 Baseline Road
markay taariiqdu tahay Saturday March 18, 2006
Saacaduna tahay 04:00 pm ilaa 9:00 pm
1026 Baseline Road
markay taariiqdu tahay Saturday March 18, 2006
Saacaduna tahay 04:00 pm ilaa 9:00 pm
Kulankan oo si heer sare ah ay u soo agaasintay jaaliyadda Somaliland ee Ottawa waxaa ka hadlidoona ka sakow xildhibaan Hussein Cige marti sharaf kale Waxaana laga codsanayaa dadwaynaha sharafta leh in ay waqtiga ilaaliyaan.
Wixii war ee dheraada waxa kala soo xiiddh kartaan:
Abdulahi Handule: (613) 736-7636
Ibrahin Kahin : (613) 244-2756
Ibrahin Kahin.
No comments:
Post a Comment