
Anigoo ku hadlaya magaca shabakadda Waridaad. Waxaan u tacsiyadaynaynaa ummadda reer Djibouti meel kastooy joogaanba iyo xukuumadda Madexweyne Geele, geeridan naxdinta leh ee ku timi, Madaxweynahii hore ee dawladda Djibouti, Mudane: Xaaji Xasan Guled Abtidoon.
Illaahayna uga rajaynaynaa inuu Janadul-Fardowsa xaajiga ka waraabiyo reer Djibouti iyo Soomalina, samir iyo iimaan ka siiyo.
Ahmed Quick
Waridaad Media Centre
No comments:
Post a Comment