Inaaalilaah Wa Ina Ileyhi Raajicuun
Waxa xalay ku geeriyooday magaaladda Hargeysa Mujaahid Xasan Yoonis Habane.
Ilaahay ha u naxariistee, wuxuu kamid ahaa saraakiishii SNM ee dalka xoraysay, isagoo isla markaana wadanka ka qabtay jagooyiin waweyn, sidda hogaamiyaha ciidamadda qaranka.
Bahweynta Waridaad waxay ilaahay ugu barayeysaa marxuumka inuu Jantal-Fardusa ka waraabiyo, qoyskiisa, qaraabadiisa, asxaabtiisa iyo bulshaweynta Somalilandba, samir iyo iimaan illaahay ha inaga wadda siiyo.
Aamiin.
Waridaad Media Center
No comments:
Post a Comment