(Waridaad) - Tacsi ku Socota: Ismaaciil Aadan Cismaan ( Ismaaciil Yare)
Aniga oo ku hadlaya magaca Cabdillaahi Jire Ducaale iyo dhammaan Reer Cabdillaahi Jire Ducaale meel kasta oo ay dunida ka joogaan; waxaan halkan tacsi uuga diraynaa dhammaan eheladdii, qaraabaddii, qoyskii, iyo asxaabtii Marxuum: Aadan Cismaan oo ku geeriyowdey maanta July 3, 2007 magaalada Hargeeysa.
Waxaanu tacsi gaar ah u diraynaa Ismaaciil Aadan Cismaan ( Ismaaciil Yare), oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Guddaha ee Jamhuuriyadda Somaliland ( 2000 kii ilaa iyo 2006 kii), oo uu Marxuumka dhintay uu aabbihii ahaa.
Waxaan Illaahay uuga baryaynaa inuu Marxuum: Aadan Cismaan janatul Fardowsa ka warraabiyo; ehelkiisii, qaraabaddii, qoyskii, awlaaddii, iyo asxaabtiisina Samir iyo Iimaan in Illaahay ka wada siiyo.
"Aamiin--Aamiin--Aamiin--Aamiin--Aamiin--Aamiin--Aamiin"
Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun
Ibraahim Cabdillaahi Jire Ducaale
No comments:
Post a Comment