
“Ma aqoonsani xukuumada Geeddi waana nooga dhamaatay dhinaceena” ayuu yiri Jen. Cadde Muuse oo intaas ku daray in ra’isul wasaare Geeddi uu hor istaag ku sameeyay sidii maamulka Puntland uu xor ugu noqon lahaa deegaankiisa isla markaana uu ku soo saaran lahaa kheyraadka dihan isagoo maamulku heshiis ku saabsan shidaal soo saarid la saxiixday shirkad qaabilsan isla markaana Prof. Geedi uu isku dayay inuu hor istaag ku sameeyo arrintaasi,dhinaca Dowladda federaalka ayaan wax jawaab ah ka soo saarin hadalka ka soo yeeray Jen. Cadde Muuse Xirsi.
No comments:
Post a Comment