Thursday, September 14, 2006

WARARKII U DANBEEYAY EE XALADA CAKIRAN EE DEEGANKA BUUHOODLE

Wararkii u danbeeyay ee naga soo gaadhaya Deeganka Buuhoodle aya sheegay in xiisadii halkaas ka taaganayad ay kor u kacday.

Wararkii u danbeeyay ee naga soo gaadhaya Deeganka Buuhoodle aya sheegay in xiisadii halkaas ka taaganayad ay kor u kacaday isla markaan ciidamada Somaliland ay xoojiyeen ciidamadii hore halkaas uga joogay waxan laga cabsi qabaa in dagaal xun uu halkaas ka dhaco Cade Muuse ay la sheeay inu hada ku sugan yahay Tuulada Kalbayr halkaas oo uu manta Duhurkii joogay waxana Wadada Buuhoodle iyo Laascaanod fadhiya Guutoyin kamid ah Ciidanka Somaliland waxan la filayaa hadii uu Cade Muuse soo aado dhanka Buuhoodle in xaalado faraha ka baxado oo Dagaal fooda lays daro.
Warar na soo gaadhaya ay sheegay in laga yaaba inuu Cade Muuse Halkaas dib uga noqodo oo uu baajiyo Safarkii uu rabay inuu ku tago Buuhoodle marakay soo food saartay Xaalad Dagaal



Burco Somaliland

No comments: