Thursday, January 11, 2007

Ogeysiis: Ottawa Somaliland Community Meeting.

THE OTTAWA SOMAILILAND COMMUNITY ELDERS is delighted to invite you to attend a get together event where two members of the GOODWILL MISSION who went to Somaliland (in Nov 2006) under SOPRI auspices will talk about their mission and will:

1. Report on the reality in the country
2. Reflect on the role the Diaspora communities can assume and
3. Emphasize the urgency of the need to mobilize and come with an effective model that we can contribute to the building of the new Republic.


Time: Saturday Jan 13th at 2:00 pm

Place: Centre Francophone De Vanier.

270 Marier Ave
***************************************************************************

Guurtida Somaliland ee Ottawa , Waxay Jaaliyadooda ogeysiinayaan oo ku marti qaadayaan Kulan warbixin ah oo ay ka hadli doonaan laba Xubnood oo Jaaliyadda ah, kana mid ahaa Guddidii Samafalka ee tagtay Somaliland ee uu qabanqaabiyey Ururka SOPRI.

Labad Xubnood waxay ka hadli doonaan arrinta safarkooda keentay, waxayna si gaar ah uga hadli doonaan :

1. Xaqiiqada dhabta ah ee Somaliland ka jirta ;
2. Kaalinta wax ku oolka ah ee uu qurbajoogga Somaliland qaadan karo ;
3. Baahida degdega ah ee loo qabo in si wadajir ah la isu abaabulo, lana sameeyo hab mug leh oo waxtar u yeelan kara Somaliland.


Maalinta : Sabtida, 13 ka January , 2007.

Waqtiga : 2 da Galabnimo

Meesha : Centre Francphone De Vanier. 270 Marier Ave.

Ka soo qayb gal wanaagsan.

No comments: