Thursday, March 01, 2007

Deg-Deg - Dahir Riyaale oo aqbalay kordhintii komishika

Wararka naga soo gaadhaya Hargaysa ayaa tibaaxaya in Madaxweyne Riyaale iyo Komishinkii "Hore"qaranka ee mudo kordhintiisu cakirnayd maalmahanba ay is-afgarad ku dhamaatay ka dib markii laysla gartay in komishinkii hore sii shaqeeyo inta komishin sharci ku fadhiya la helayo.


Halkan kala soco wixii soo kordha

No comments: