
Waxaan tacsi gaar ah u diraynaa Sh. Axmed Xaaji Nuux iyo Aamina Cabdi Ducaale, Hassan Cabdi Ducaale, Faaiza Cabdi Ducaale (an Ottawa area Resident), Maryan Cabdi Ducaale; oo marxuumadda geeriyootey ay ahayd Ilmo Cabdi Ducaale hooyadood.
Waxaan Ilaahay uuga baryaynaa inuu marxuumadda Khadiija Guud-Cadde Janatul Fardowsa ka warraabiyo; ehelkeeddii, qaraabaddii, qoyskii, awlaaddii, iyo tafiirtii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan in Illaahay ka wada siiyo.
"Aamiin--Aamiin--Aamiin--Aamiin--Aamiin--Aamiin--Aamiin"
Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun
Ibraahim Cabdillaahi Jire Ducaale
No comments:
Post a Comment