Sunday, January 06, 2008

Madaxweyne Rayaale oo soo caga-dhigtay London

(Waridaad) - Madaxweynaha JSL, Md: Daahir Rayaale Kaahin ayaa galabta soo caga-dhigtay gegidda diyaaradaha ee madaarka London, halkaas oo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen masuuliyeen ka socota dhinaca dawladda Ingiriiska iyo jaaliyadda Soomaaliland ee ku dhaqan cariga Ingiriiska.

Waridaad media centre

No comments: