Tuesday, February 26, 2008

Qurba Jooga Beesha Reer Nuur oo Taageeray Baaqii Suldaanka Guud.

(Waridaad)- Waxaan hambalyo iyo bogaadin la soo koobi Karin u diraynaaa suldaanka guud ee beesha reer nuur suldaan saleebaan cali Ismail, waxgaradka iyo aqooyahanada kale ee sida geesinimada ah uga soo horjeestay go,aankii lagu magacabay xubnaha golayaasha heer gobol iyo degmo ee guddiga doorashooyinka iyo diiwaan galinta ee gobolka Awdal......Sii akhri

No comments: