Saturday, March 08, 2008

Jabhada ONLF oo Puntland xarumo ciidan ka furatay

(Waridaad)-Wararka laga helaayo ilo xog ogaal ah kuwaas oo ku dhow dhow madaxtooyada dowlad goboleedka puntland aaya sheegy in ururka mucaaradka dalka Ethobiya ay fariismo ciidan ka samyseteen gudaha degaanda Maamul gobleedka Puntland uu ka taliyo.

Halkaasai oo ay ka wadaan beryihii u danbeyey dhaqdhaqaaq iyo qorshayaal ay ka fulin doonaan oo ku wajahan ciidmada Ethobiya ee jooga maaglada boosaaso iyo gudaha dalka Ethobiya Fariismdaan ciidan oo sida lagu helaayo wararak ku yaal deganaada buurlayda Sanaag gaar ahaan Ufeyn ayaa waxaa haatan halkaasai tababar ku qaatay in ka badan 300 oo askri oo jabhdsaai ka tirsanjabhada ONLf oo markii hore hawlaheeda ka anbaqaadai jiraty gobolda waqooyi galbeed ayaa sida la sheegy halkaasi mar hore isaga guuraty.

Ka gadaal markii maamulka Madxawayne cade muuse iyo beesha Ugaadeen ay ku heshiiyeen in ay xiriir ganacsi samystaan wixii siyaasad ahna ay meel uga so wada jeestaaniin kana fulin karaan goboladaasi madaama ay ku wajahan yihiin cari gaalo.

Waxaana beriyhii u danbeyey gudaha bosaaso ka jiray ababaulo xoogan oo arinkaasi ku aadan waxaan jiray qorseh kale oola sheegay in ONLf oo iyadu mamaulka somlilanad uqabto colaad fog ay mamaulka puntland ku heshiiyen ay kala qayb qaadatao xoreyeenta Laascanood taasi oo heshiiskeedu ka dhacay magaalada Garoowe.

Dawlada Ethobiya oo ay saxiib dhow yihiin dawlada fedraalka oo Puntland hoos tago aya aarinkaani ku yahay khatar ku soo fol lehsidoo kale tan ayaa mugdi siyaasdeed ku abuuri karta wada shaqayntii cade muusee iyo dawlada Meles sanaawe.

Cali Xasan faarax oo ka mid ah odayaasha degaanka tuulda Ufeyn ayaa saxaafada u sheegy in cabsi ka qabaan in halkaasi ay noqto goob ay dagaalo ka dhacaan kuwasi oo dhex mara dawalada feraalka iyo qoloyha halkaasiKa dhigtay dhufeeyska.

Xigasho: dayniile.com

No comments: