Tuesday, May 20, 2008

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee KULMIYE Oo Laga Horjoogsaday Ka Hadalka Munaasibadii 18-ka May ee Magaalada Boorame,

(Waridaad)-Musharaxa u taagan Jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ee Mucaaridka ah, Ismaaciil Muumin Aare iyo masuuliyiinta xisbigaasi ee Gobolka Awdal ayaa dareen cadho leh ka muujiyey sidii looga takooray dabbal-degga munaasabadda 18-ka May ee Boorama lagu qabtay shalay,taasoo ka dambaysay sidii loogu diiday ama loogu oriyey, ka dib markii uu iskudayey inuu musharraxaasi ka hadlo munaasabadda xuska gooni-isutaaga Somaliland ee 18-ka May............Maqaalkii oo dhan

No comments: