Sunday, July 27, 2008

Shirweyne Beesha Bariga Burco uga Furmay Gar’adag iyo Shirkii Golaha Dhexe ee KULMIYE oo dib loo riixey

(Waridaad)-Beelaha Bariga Burco (H/Jeclo) oo ka mid ah beelaha waaweyn ee Somaliland ayaa maanta shirweyne uga furmay Magaalada Gar’adag ee Gobolka Sanaag, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku sii qulqulayeen ergooyinka ka qaybgelaya shirka, salaaddiinta beesha, xildhibaanno iyo masuuliyiin kale.

Shirkan oo ay ka qaybgelayaan in ka badan 200 oo ergey, waxa saaka rasmi ahaan u furay Suldaanka Guud ee beelaha Bariga Burco, Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse, waxana uu ku furmay jawi aad u wanaagsan......Guji halkan

No comments: