Saturday, November 01, 2008

Magacyada Rag Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Al-Shabaab Ah Oo La Baahiyay

(Waridaad)-Xog ay bixiyeen Saraakiisha sare ee golaha Maxaakiimta ayaa shaaca looga qaaday liis ay ku qoran yihiin magacyada rag u dhashay Somaliland oo qaarkood geeriyooday,qaar kalena nool,kana wada tirsan dhamaantood Shabaabka Caalamiga ee Somalia. Warbixinta sirta ee la helay ayaa ka dhigan mid looga faa-iideystay naceybshaha golaha Maxaakiimta u qaadeen ajnabiga iyo Somalida ku bahoobay Shabaab ee astaanta u noqday dabargoynta iyo baabi’inta waxgaradka bulshadda Somalia iyo Somaliland. Hadaba liiska magacyadooda,qabiilada ay u dhasheen iyo gobolada ay ka soo kala jeedaan hoos ka akhriso

Kuwa ka Soo Jeeda Togdheer wax dhintay iyo wax nool labada waxa ka mid ah:

1.Sheekh Aadan Axmed Caarre”Aadan Jihaad” Habar-jeclo2.Maxamed Maxamuud Nuur”MM.Nur”Faruur”Samane Abokor” Habar-jeclo3.Mubaarak Xadhigle. Habar-jeclo4.Xasan Askari” Muuse Abokor”Cali Barre”Adaraxmaan Barre” Habar-jeclo5.Aadan Xoosh. Habar-jeclo6.Siciid Faras” Habar-jeclo. waxa uu ku geeriyooday dagaalkii lagu hoobtay ee Daynuunaay”7.Mustafe Abokor Afdhanle”Cibraan” Habar-jeclo. waxa uu ku dhintay Luuq Gobolka Gedo wakhti hore.8.Cabdikariim Xadhigle”Aadan Madoobe” Habar-jeclo ku dhintay Afqanistaan”

Beesha Habar Yoonis. Togdheer

1.Siciid Axmed Jaar*Xirsi Cismaan* Reer Weyd. Habar-yoonis2.Saleebaan Suudi Carraale *Muuse Carre, Damal Muuse Habar-yoonis* waxa uu ku xidhan yahay Guatanamo Bay, Cuba”3.Sh.Cabdilqani Aw Saalax *Sacad Yoonis* Habar-yoonis4.Xuseen Al Xusayni: Reer Xuseen Habar-yoonis5.Cabdiraxmaan Xagar, Reer Cabdi Xirsi. Habar-yoonis
Hargaysa, Beesha Habar-awal, Sacad Muuse1.Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad, Nuux Ismaaciil, Reer Shirdoon.2.Magan Maxamed Xaashi Cilmi”Nuux Ismaaciil .reer Gadiid”ku dhintay Xamar3.Maxamed Ibraahim”Laba Qumacle”Bah Gobo, reer Maxamuud, ku dhintay Xamar4.Sacad *Cabdalle Sacad*1.Maxamed Sahal, ku dhinta shil baabuur barabara iyo Hargaysa dhexdooda2.Khadar Cabdilaahi Badeed3,Sh,Maxamed Cali Geedi

Beesha.Arab

1.Sh.Axmed Cabdi Aw Muxumed”Ina Cabdi Godane *Abokor Axmed, Afyare* oo ku hawl-gala magaca ah Sh. Mukhtaar Abu-Zubeyr2.Cabdilaahi Gaab, Cabdalle Abokor, Guulane3.Maxamed Cilmi Samatar, Cabdalle Arab. ku xidhan Hargaysa laga soo xidhay Burco.
Beesha: Dhulbahante.1.Jaamac Kutiye, ku xidhan Hargaysa2.Cabdilaahi Carrabay

Beelaha: Samaroon

1.Cabdiraxmaan Diyo, ku xidhan Hargaysa2.Cabdiraxmaan Indha Cadde, ku xidhan Hargaysa

Beesha: Akishe.

1.Sh.Maxamed Sheekh Ismaaciil, ku xidhan Hargaysa

Saraakiisha Al-Shabaab ee u dhashay Somaliland mar-marna si dhuumasho ah ku yimaada dalka waxa ka mid1.Aadan Xoosh *Reer Burco*2.Xasan Cabdi Askari *Reer Gar’adag*
Ragga Gudaha ku jira ee Abaabulka wada waxa ugu muhiimsan labadan nin ee kala ah—

1.Khadar Cabdilaahi Badeed *Reer Hargaysa”2.Siciid Axmed Jaar *Reer Burco* iyo waliba qaar kale oo badan

No comments: