Tuesday, August 04, 2009

Codsi Ka yimid Somalilandembassy.com

(Waridaad)-Shabakadda SomalilandEMBASSY.com waxay Hambalyo iyo Bogaadin Hawada Usoo Marinaysaa Meherka Boqoradda Nafiisa Xuseen Maxamed Mire Iyo Boqorka Saleebaan Maxamed Siciid Ducaale(Dahabshiil) oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Burco.

Waxaan Leeyahay Noqda Lamaanihii Aqalkooda Ku Gaadha Bash-Bash iyo Barwaaqo -

Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin

Cadnaan Xasan Ducaale

www.Somalilandembassy.com

Victoria, Canada

No comments: