(Waridaad)-Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha Somaliland Qaasim Sh. Yuusuf, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Makka ee Sucuudiga.Allaha u naxariistee sida uu sheegay Agaasimaha Wasaaradda Warfaafintu, Marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf oo dalka Sucuudiga u tegay gudashada waajibaadka Xajka, ayaa halkaa ku geeriyooday.
Waridaad media centre
No comments:
Post a Comment