Sunday, July 24, 2005

KULMIYE OO MAANTA GUDBIYEY LIISKII MUSHARIXIINTA GOBOLKA SOOL

Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, ayaa maanta Komishanka Doorashooyinka Qaranka u gudbiyey liiska Musharixiinta Golaha Wakiilada ee Gobolka Sool, waaana kuwan:


1. Bile Cabdi Ducaale Samatar Caynabo
2. Ahmed Ducaale Bulaale Caynabo
3. Ibraahim Ahmed Raygal Caynabo
4. Mubaarak Obsiiye Dhunkaal Caynabo
5. Baashe Mohamed Faarax Soolta kale
6. C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan ..
7. C/risaaq Warsame Xayir ..
8. Mohamed Jaamac Cabdi ..
9. Xasan Mahomoud Dhiilood ..
10. Cismaan Ibraahim Qawdhan ..
11. Cumar Jaamac Abtiile ..
12. Faarax Cabdi Mohamoud ..


Somaliland Future Online
Hargeisa

No comments: