Wednesday, July 20, 2005

XISBIGA UDUB OO LAGU EEDEEYEY INUU MUSUQ-MAASUQAY MUSHARIXIINTII GOBOLKA HARGEISA

Hargeisa ( Somaliland Future )

Lix Xubnood oo ka mid ahaa Musharixiintii ay Beesha Hargeisa iyo Galbeedkeeda ( Sacad Muuse ) u soo xushay inay Xisbiga UDUB uga qayb galaan tartanka Doorashada Golaha Wakiilada, balse magacyadoodu aanay ku soo bixin liiska, Musharixiinta Xisbiga UDUB ee loo gudbiyey Guddiga Doorashooyinka, ayaa ku eedeeyey Guddida Sare ee fulinta Xisbiga UDUB, cadaalad daro iyo musuqmaasuq ay ku maamuleen Xulashada Musharixiinta Gobolka Hargeisa Xisbiga UDUB.

Xubnahaa Lixda ah oo sheegay inay ka mid ahaayeen liiska rasmiga ah ee Musharixiinta Xisbiga UDUB ee Gobolka Hargeisa, ee ay gudbiyeen Guddida Siyaasada ee Beeshooda u qaabilsanaa Xulista Musharixiinta Hargeisa ee Xisbiga UDUB, ayaa Shir Jaraa’id oo ay Shalay galab qabteen waxaa ay ku sheegeen Musuq-maasuq.....

No comments: