Thursday, August 25, 2005

TACSIYO XISBIGA KULMIYE DIRAYO

waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum C/Raxmaan Cali Ardo ,
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Maxamed maxamoud ( Siilaanyo) isagoo ku hadlaaya magaciisa , kan guddiga Fulinta Xisbiga Kulmiye, Golaha dhexe, Xubnaha , taageerayaasha, Xisbiga Gudo iyo Dibedba , waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum C/Raxmaan Cali Ardo , oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska, waxana uu marxuumka ilaahay uga baryeyaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo , eheladii iyo guud ahaan shabciga reer Somalilandna samir iyoiimaan ka siiyo.

Sidoo kale waxa uu gudoomiyuhu tacsi taas la mid ah u dirayaa qoyskii ay mashaqadu ku dhacday ee ay ka geeriyoodeen lixda carruurta ah iyo hooyadood oo heabeen hore shilka gubashadu ku dhacay magaalada Hargeysa , xaafadda maxamoud haybe.

INAALIHAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

No comments: