Monday, August 29, 2005

Dhul Boobka Madaxweyne Riyaale Iyo Ujeedada Ka Dambaysa

Dhulka Somaliland maaha mid cusub ama dhawaan laqabsaday ee waa dal soo jireen ah oo sida degaanadaloo kala dego ama loogu kala badanyahay la yaqaan.Sannadkii xornimo qaadashadii ee 1960 waa la ogyahaysidii loo kala deganaa iyo beel kasta meesha aydeganayd ama ku sugnayd mana aha wax mugdi ku jiro amamuran la gesho haddii aan laga lahayn ujeedo kale.Madaxweyne Riyaale oo awalba khatar ku hayaynabadgelyada, nidaamka dawladnimada iyo madaxbanaanidaSomaliland si uu dalka uga abuuro iska-horimaadyo iyokala dambayn la`aan sida Somalia ayaa maantana ujeestay inuu degaano u boobo beeshiisa markii uudhawaan degaanada galbeedka ee weligood ka tirsanaaHargeysa raaciyay Gobolka Awdal.

Arrintanu waxay lamid tahay arrintii la yaabka lahayd ee Taliskii SiyaadBarre ku kacay markii la samaynayey Gobolka Sool ee uuxeebta ugu sameeyay Gobolkaas oo ku yaaldhul-badhtamihiii kana fog xeeb (Land-locked Region)isaga oo intuu Laas-Caanood jid ka saaray, dhexmariyaySaraar, dulmariyay Guban dabadeedna geshay tuuladaLaas-Ciid ee ku taalla Badda Caas. Qorshahan dhulboobka oo uu ka dambeeyay General Axmed Suleman Daflewaxaa ka soo horjeeday waxgarad ka tirsan beeshiisaiyagoo u arkay in aanay maangal ahayn in degaanadabaaxadaas leh oo beelo kale leeyihiin xilligaasna katirsanaa Gobolka Togdheer la hoos keeno Laas-caanood.Dhul boobkaas oo ku salaysnaa dhul-ballaadhsiqabyaaladeed waxaa la baaba`shay markii TaliskiiSiyaad Barre la burburiyay 1991.Arrinta dhul-boobka cusub waxaa Mr. Riyaale kudhiirigelisay beeshiisa oo sannadihii 1990sdhul-ballaadhsi ku samaysay dhulkii Beesha Ciisaha ooaan ilaa hadda waxba laga qaban khatar iska-horimaadnakeenikarta mustaqbalka haddii aan la xallin.

saddexda (3) ujeedo oo kala ah:1. Iyada oo la ogyahay in dadku badanayo sannadbasannadka ka dambeeya, mustaqbalka dhowna ay degaanka iyo khayraadku noqonayaan muhiim ayaawaxaa uu madaxweynuhu beeshiisa si gaar ah ugu boobayaa dhul cusub si aanay mustaqbalka ulakulmin dhibaato xagga degaanka iyo khayraadka nolosha ee leh bad iyo berriba.2. In arrintan uu buuq ka dhasho iyo iska-horimaadbeeleed si uu markaas madaxweyne Riyaale ummadda uga jeediyo dhibaatooyinka uu maamulkiisudalka ka abuuray iyo inuu helo xaalad uu ku joojiyo doorashada soo socota e baarlamaanka.Buuqan iyo isku-dhacan waxa uu Mr. Riyaale rabaa inay dhacaan marka sanaadiiqda doorashabaarlamaanka ee degaanada uu raaciyay Awdal la geeyo magaalada Boorama halkii Hargeysa la keenilahaa.3. Inuu beeshiisa qayb ka mid ah ku beer laxawsado ooyidhaahdo, “Degaano dhan ayaan si gaar ah idiinku boobay ee idinna codkiinna i siiyadoorashada soo socta ee baarlamaanka.”Waxaa ummadda Somaliland xaaladahan adag ee ka taagandalka la gudboon inay xoojiso midnimadeeda iyonabadgelyada dalka. Si looga baxo dhibaatooyinka aydalka ka abuureen maamulka madaxweyne Riyaale iyokooxdiisa kooban waxaa kale oo la gudboon ummadda indoorashada soo socota ee Baarlamaanaka Somaliland aydoorato baarlamaan damiir iyo wadaninimo leh,dareensan dhibaatooyinka halista ah ee dalka ka jira,u damqanaya dadka iyo dalka, aaminsanna difaaciddamadaxbanaanida J. Somaliland. Haddii la doortobaarlamaan leh nuxurkaas wadaninimo waxaa markaassuurtogelaysa in deg deg wax looga qabtodhibaatooyinka uu abuuray Maamulka Riyaale oofashilmay xag wax-qabad iyo xag daacadnimaba taasuna",

Madaxweyne Riyaale waxa dhul boobkan cusub ku kellifaysaddexda (3) ujeedo oo kala ah:1. Iyada oo la ogyahay in dadku badanayo sannadbasannadka ka dambeeya, mustaqbalka dhowna ay degaanka iyo khayraadku noqonayaan muhiim ayaawaxaa uu madaxweynuhu beeshiisa si gaar ah ugu boobayaa dhul cusub si aanay mustaqbalka ulakulmin dhibaato xagga degaanka iyo khayraadka nolosha ee leh bad iyo berriba.2. In arrintan uu buuq ka dhasho iyo iska-horimaadbeeleed si uu markaas madaxweyne Riyaale ummadda uga jeediyo dhibaatooyinka uu maamulkiisudalka ka abuuray iyo inuu helo xaalad uu ku joojiyo doorashada soo socota e baarlamaanka.Buuqan iyo isku-dhacan waxa uu Mr. Riyaale rabaa inay dhacaan marka sanaadiiqda doorashabaarlamaanka ee degaanada uu raaciyay Awdal la geeyo magaalada Boorama halkii Hargeysa la keenilahaa.3. Inuu beeshiisa qayb ka mid ah ku beer laxawsado ooyidhaahdo, “Degaano dhan ayaan si gaar ah idiinku boobay ee idinna codkiinna i siiyadoorashada soo socta ee baarlamaanka.”Waxaa ummadda Somaliland xaaladahan adag ee ka taagandalka la gudboon inay xoojiso midnimadeeda iyonabadgelyada dalka. Si looga baxo dhibaatooyinka aydalka ka abuureen maamulka madaxweyne Riyaale iyokooxdiisa kooban waxaa kale oo la gudboon ummadda indoorashada soo socota ee Baarlamaanaka Somaliland aydoorato baarlamaan damiir iyo wadaninimo leh,dareensan dhibaatooyinka halista ah ee dalka ka jira,u damqanaya dadka iyo dalka, aaminsanna difaaciddamadaxbanaanida J. Somaliland. Haddii la doortobaarlamaan leh nuxurkaas wadaninimo waxaa markaassuurtogelaysa in deg deg wax looga qabtodhibaatooyinka uu abuuray Maamulka Riyaale oofashilmay xag wax-qabad iyo xag daacadnimaba taasuna labada dhibaato ee kale oo kala ah: Xad-gudubka iyodaandaansiga Maamulka Puntland iyo baabuur gubiddaJabahdda Argagixisada ah ee ONLF.

Waxaa lala socdaa in maamulka ka jira dalka oo laguyaqaan wax-qabad-la`aan, xatooyo hanti dadweyne,isku-dir, doorasho boob iyo qaran-dumisnimo uu xillgandoorashada lagu jiro bixiyo jagooyin cusub islamarkaana degmooyinka qaar ka wado mashaariicarrimahaas oo lagu soo jiidanayo beelo si loogucodeeyo Xisbiga UDUB doorashada baarlamaanka ee laqabanyo 29ka Sabtambar 2005. Indho-saarcaadka iyobeenta danta gaar ah ku dhisan ummaddu waa ka kortaymaanta waanay kala ogtahay nasteexeeda iyo cadowgeeda. Sida aad la socotaan waxaa Maamulka Riyaale ka go`aninuu doorashada ku ku boobo: Maxkamad Sare, GuddiDoorash, Ciidan, iyo Lacag oo uu hore intaba udiyaarsaday.

Haddii Maamulka Riyaale intuu xaaladoabuuro doorashada baarlamaanka dib u dhigo ama boobo,waxaa markaas ummadda qasab ku noqonaya in KACDOONDADWEYNE lagu rido madaxweyne Riyaale iyo maamulkiisawaayo Daahir Riyaale iyo kooxdiisa oo xukunka dalkasii haya waxa uu dadka iyo dalkaba dhaxalsiinayaadhibaatooyin waaweyn oo aan laga soo kabankarin. Waain la ogaadaa in dhibaatada ka dhalankarta kacdoonkalagu ridayo madaxweyene Riyaale iyo maamulkiisa ay aaduga yaraandoonto dhibaatooyinka laxaadka leh ee kadhalankara haddii uu sii hayo xukunka dalka. GolahaGuurtida Somaliland waxaa iyagana xil weyni ka saaranyahay sidii ay u xaqiijin lahaayeen in doorashadu sinabadgelyo ah u dhacdo, waqtigeedana la qabto, kanasaftaan ciddii khalkhal gelinaysa nabagelyada dalkaama isku dayda inay doorashada baarlamaanka dib udhigaan. Waa khiyaamo qaran oo aan ummaddu udulqaadankarin haddii xukuumaddu ama Golaha Guurtidudib u dhigo doorashada baarlamaanka ee 29ka Sabtambar,"


waxay fududaynaysa markaas sidii wax looga qaban lahaalabada dhibaato ee kale oo kala ah: Xad-gudubka iyodaandaansiga Maamulka Puntland iyo baabuur gubiddaJabahdda Argagixisada ah ee ONLF.Waxaa lala socdaa in maamulka ka jira dalka oo laguyaqaan wax-qabad-la`aan, xatooyo hanti dadweyne,isku-dir, doorasho boob iyo qaran-dumisnimo uu xillgandoorashada lagu jiro bixiyo jagooyin cusub islamarkaana degmooyinka qaar ka wado mashaariicarrimahaas oo lagu soo jiidanayo beelo si loogucodeeyo Xisbiga UDUB doorashada baarlamaanka ee laqabanyo 29ka Sabtambar 2005. Indho-saarcaadka iyobeenta danta gaar ah ku dhisan ummaddu waa ka kortaymaanta waanay kala ogtahay nasteexeeda iyo cadowgeeda. Sida aad la socotaan waxaa Maamulka Riyaale ka go`aninuu doorashada ku ku boobo: Maxkamad Sare, GuddiDoorash, Ciidan, iyo Lacag oo uu hore intaba udiyaarsaday. Haddii Maamulka Riyaale intuu xaaladoabuuro doorashada baarlamaanka dib u dhigo ama boobo,waxaa markaas ummadda qasab ku noqonaya in KACDOONDADWEYNE lagu rido madaxweyne Riyaale iyo maamulkiisawaayo Daahir Riyaale iyo kooxdiisa oo xukunka dalkasii haya waxa uu dadka iyo dalkaba dhaxalsiinayaadhibaatooyin waaweyn oo aan laga soo kabankarin. Waain la ogaadaa in dhibaatada ka dhalankarta kacdoonkalagu ridayo madaxweyene Riyaale iyo maamulkiisa ay aaduga yaraandoonto dhibaatooyinka laxaadka leh ee kadhalankara haddii uu sii hayo xukunka dalka. GolahaGuurtida Somaliland waxaa iyagana xil weyni ka saaranyahay sidii ay u xaqiijin lahaayeen in doorashadu sinabadgelyo ah u dhacdo, waqtigeedana la qabto, kanasaftaan ciddii khalkhal gelinaysa nabagelyada dalkaama isku dayda inay doorashada baarlamaanka dib udhigaan. Waa khiyaamo qaran oo aan ummaddu udulqaadankarin haddii xukuumaddu ama Golaha Guurtidudib u dhigo doorashada baarlamaanka ee 29ka Sabtambar,
Xafiisyada iyo guryaha madaxweyne Riyaale iyokooxdiisu ku dhuuntaan ee laga maamulokelitalisnimada, qaran-dumisnimada, iska-horkeenka,doorasho boobka, iyo ku-tagri-falka hantida qarankawaa in aany noqon kuwo sii jira oo lagu sii maamuloshirqooladaas ka dhanka ah qaranka.

Waa in Mr.Riyaale iyo maamulkiisaba lagu ridaa KACDOON DADWEYNE(POPULAR UPRISING) si dadka iyo dalkaba loosamatabixiyo. Dadka Somaliland waa in aanu noqondhibbane ka mas`uul ah dhibkiisa kana aamusin halistaloo maleegayo balse uu isku badbaadiyaa codkiisadoorashada soo socota ee baarlamaanka haddii loobaahdana isku badbaadiyaa awoodiisa kacdoon dadweyne.Marka madaxweyne Riyaale xafiiska laga wareejiyo,waxaa muhiim ah in Axsaabta Mucaaradka, GolahaBarlamaanka, madaxda dhaqanka iyo waxgaradkuba ay siwadajir ah deg deg ugu sameeyaan madaxweyne ku meelgaadh ah oo u qalma hoggaaminta dalka waxna ka qabtadhibaatooyinka ka taagan dalka isla markaana ummadda udiyaariyaan doorasho madaxweyne nadiif ah muddo 1-2sano ah.

2005.Xafiisyada iyo guryaha madaxweyne Riyaale iyokooxdiisu ku dhuuntaan ee laga maamulokelitalisnimada, qaran-dumisnimada, iska-horkeenka,doorasho boobka, iyo ku-tagri-falka hantida qarankawaa in aany noqon kuwo sii jira oo lagu sii maamuloshirqooladaas ka dhanka ah qaranka. Waa in Mr.Riyaale iyo maamulkiisaba lagu ridaa KACDOON DADWEYNE(POPULAR UPRISING) si dadka iyo dalkaba loosamatabixiyo. Dadka Somaliland waa in aanu noqondhibbane ka mas`uul ah dhibkiisa kana aamusin halistaloo maleegayo balse uu isku badbaadiyaa codkiisadoorashada soo socota ee baarlamaanka haddii loobaahdana isku badbaadiyaa awoodiisa kacdoon dadweyne.Marka madaxweyne Riyaale xafiiska laga wareejiyo,waxaa muhiim ah in Axsaabta Mucaaradka, GolahaBarlamaanka, madaxda dhaqanka iyo waxgaradkuba ay siwadajir ah deg deg ugu sameeyaan madaxweyne ku meelgaadh ah oo u qalma hoggaaminta dalka waxna ka qabtadhibaatooyinka ka taagan dalka isla markaana ummadda udiyaariyaan doorasho madaxweyne nadiif ah muddo 1-2sano ah.

Guul iyo gobonimo.

Qore: Ibrahim Hassan Gagale

Email: Ibrahim_hg@yahoo.com

No comments: