Thursday, February 23, 2006

Dhanxiir.


Maansha Allah; Allaylehe Xaaji Saleebaan siduu Xajka uga yimiba hadal caddaanbaa ka soo hadhay, oo runtaba ka war-wareegi maayo, maantana waxa uu yidhi; haddaan nabad galyada adkaynteeda golayaasha iyo hay’addaha amnigu u hawl galin, xaalkeenu waa Canfareeey firirig.

Wegar; Adeer Xaajigaa Xajka ka yimi afka ha iigaline. Kursigii Xoghayenimada Caasimaddu muran badanaa ma baloodhbuu noqday ileen waakan xilka tiri iyo midh ha tirinina ay isaga soo daba dhacayso’e? Waxaanse ku weydiiyey waatan la leeyahay Aw-Rayaale wuu RAGACAYAAYE, ma Khamiistuu inoo sheegi doonaa isku shaandhayntii.

Jamhuuriya Online

No comments: