Monday, March 20, 2006

Diig Ku Dhawaaqaaya Magaca Allah Oo Lagu Arkey Magaalada Osh

Waxaa magalaada Osh lagu arkey Diig maalin kasta ku dhawaaqaya magaca Allah, sidaana waxaa sheegey ninkii iska lahaa Diiga oo magaciisu la yiraahdo Ibragim Ismatullayev oo u waramayey Regrana.ru new website. Ninka Suxufiga ah marka uu soo booqdey guriga Ismatullayev una maqley Diiga oo ku dhawaaqaayo magaca Allah ayaa arintan la yaab ku noqotey hadalkana ka soo bixi waayey muddo daqiiqado ah.

Arintani waxaa lagu tilmaayey iney ka mid tahay mucjisooyinka Rabigeena ugu tala galey in Ummaddaha Lunsan ay ku waano qaataan.

Halkan ka dhegeyso dhawaaqa Diiqa oo leh Allah..Allah..Allah. kuna waano
qaado.

http://news.ferghana.ru/archive/petux.mp3

No comments: