
‘’Madaxweyne Rayaale iyo wefidigiisii ayaa Caawa 8:30-kii Habeenimo ka soo degay garoonka Caalamiga ah ee Itoobiya. Madaxweyne Rayaale iyo wefdigiisu waxay soo mareen dalal ka mid ah Afrika sida Nayroobi, Tanzania, Zimbawi, Ruwanda , Uganda.
Madaxweyne Rayaale iyo wefdigiisa waxay Somaliland u soo hooyeen Guul aad iyo aad u balaadhan, iyagoo Wefdigu la kulmeen Madaxweynayaasha dalalka aanu soo sheegnay’’.
Cabdillaahi Maxamed Ducaale
Wasiirka warfaafinta Somaliland Ahna Afhayeenka wefdiga
No comments:
Post a Comment