
1-Guddoomiyaha Xisbiga: Eng. Faysal Cali Waraabe
2-Guddoomiye-xigeenka 1aad: Mudane. Axmed Cabdi Siciid oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland.
3-Guddoomiye-xigeenka 2aad. Dr. Maxamed Cismaan Fadal
4-Xoghayaha Guud: Maxamed Xasan Baashe
5-Ku-xigeenka Xoghayaha Guud: Mudane. Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi “Cirro” oo ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland.
Waxaan shirweynaha xisbiga Ucid lagu lafo guray mudadii uu socday waxqabadkii xisbiga iyo talooyin ku wajahan qorshaha xisbiga ee yoolka mustaqbalka dhow iyo ka fogba.
Liibaan Maaweel Shire
Weriyaha Shabakadda Somaliland Today
Hargeysa, Somaliland.
No comments:
Post a Comment