OGAYSIIN
Waxa ay Odayaasha Ururka Somaliland Community Centre ee Jaaliyadda Soomaaliland reer Ottawa ogeysiinayaan dadweynahooda in Gudoomiye-xigeenka labaad ee shirgudoonka Golaha Wakiiladda ee Somalialand Mudani Baashe Moxamad Faarax la kulmi doono dadka oo uga waramidoono xaalada guud ee dalka waxii su’aalo ama talo ahna la is weydaarsandoono.
Waxa balanku yahay:
Maalinta Axada, bisha Ogos 6eeda
Wakhtiguna, 5:00 – 9:00 fiidnimo
Meeshuna waa Villa Marconi oo saaran jidka Baseline.
KA SOO QAYBGAL WANAAGSAN
Cabdi Ismaaciil
No comments:
Post a Comment