Thursday, August 17, 2006

Ogaysiis

Ogaysiis


Waxa la ogaysiinaya dhamaan xubnaha ururrka tayo iyo bulshadda waynta reer togdheer ee ku nool Cariga Ingiiriska in uu dhiici doono shirwyenihii 4aad Ee ururrka Tayo kaas oo lagaga haddli doono siddii loo hormarinlahaa gobolka togdheer waxna looga qaban lahaa bahiyaha haatan taagan

Shirkan waxuu ka dhacayaa magaladda Liverpool

Goobta : 2006 Granbe Street Somali Community Liverpool

Tariikda 27 aug 2006.

Sacadda :14:00.

Xoghayaha ururrkaTayo,

Faarax Xasan Xaaji Diiriye,

Birmingham/UK

No comments: