Friday, September 08, 2006

Xafladdii shirka SOPRI oo bilaabantay si habsimi ahna u socota

(Hadhwanaagnews) Washington DC.(HWN)- Waxa saaka saacaddu markay ahayd sagaalii subaxnimo ka furmay shirwenihii ay soo qabanqaaisay hayadda SOPRI oo socon doona muddo saddex cisho ah.Waxa xafladdan illaa hadda ka soo qaybgalay madax dalkii ka timi oo k socda xisbiyada dalka Somaliland, madax Maraykan ah, aqoon yahan fara ban iyo dadweyne aad u fara badan.Waxa lagu bilaabay si saraaxad leh waxana hadda lagu guda jiraa hadaladii u horeeyey.
Magan Ibrahim




Washington DC, USA































































No comments: