Friday, November 24, 2006

Inaali laahi wa inaa ilayhi Raajucuun.

(Waridaad)Waxaa saaka oo bishu tahay 24th bishan November, ku Geeriyooday Magaaladda Hargeisa Xoghayihii Guud ee Xisbiga KULMIYE Da'ud Mohamed Gelle.

Waxaana lagu aasayaa maanta Xabaalaha Qaranka. Da'ud reerkiisa oo kaliya kamuu bixin ee waxuu ka baxay reer Somaliland oo dhan. Ilaahayna waxaan ugu baryeynaa inuu marxuumbka Janatul-Fardusa ka waraabiyo, samir iyo iimaana inaga wadda siiyo.

Inaali laahi wa inaa ilayhi Raajucuun.


Ahmed Quick

No comments: