Tuesday, November 21, 2006

Yaa ku guulaysan doona biliiliqada warshadda sibidhka?


Ciyaari waa galin danbe. Dawladdii ayey reer Berberi difaac adag ku hayaan oo ay dhaafi kari layahiin.


(Waridaad)-Waxa beryahan socda tartan dawladda Riyaale ay ugu jirto siddii ay u iibsan lahaayeen warshadda sibidhka ee berbera iyo intii laga gaadhay xukunkii hororka ahaa ee Siyad Bare. Haddaba anigoo war badan idinku daalinayn, Hindi Hargeisa joogana ay dowladu dusha ka saartay dhacdadan, bal aynu eegno haddaba ummadda iyo xukuumadda Riyaale cidda ku guulaysata ilaalinteeda ama biliiliqadeeda, hantida dalka.

Dawladdii ummaddu taladeedda u dhiibatay ayaa boob iyo dhac ugu jirto siddii ay u iibsan-lahaayeen intii yarayd ee laga haleelay xukunkii halagmay ee kaligii taliye Afweyne.

Hadabba dadyahow, Udub intaanay furfuran biraha laamiyadda, daaqadaha iyo albaabadda rayidka, gaadh-dab-leh ummaddu ha ka hayso inta aynu si sharci ah kursiga uga tuurayno.

Ahmed Quick

1 comment:

Hayat Traspas said...

Asaalam Aleikum,
My name is Hayat and I would like to discuss with the creator of his blog about a website related with somaliland. Please contcat me through my mail hayat@somalilanders.net
Thanks you in advance

Hayat