Tuesday, November 21, 2006

Baaq: Bulshoweynta Deegaanka Gabiley ee ku dhaqan Yurub iyo Woqooyiga Ameerika

Baaq Bulshweynta deegaanka Gabiley ee ku dhaqan qurbaha siiba Yurub iyo Woqooyiga Ameerika waxay canbaarayn dusha uga lalinaysaa Xukuumadda Somaliland sidii foosha xumayd ee waxshinimada iyo bahalnimadaba lahayd ee xaddaaradda, ilbaxnimada iyo demuqraadiyaddaba ka baxsanayd ee ay ula dhaqantay banaan bixii sida nabad galyada leh ku bilaambay ee ka dhacay magaalada Berbera ee gobalka Saaxil.

Banaan baxaasoo sida la soo wariyay ku bilaabmay si nabadgelyo, balse dawladdu rasaas kala hor timid, ka dibana isku badalay gacan ka hadal, sababtiisana [sababta gacan ka hadalka] ay lahayd xukuumadda Somaliland.

Shaqaaqadii iyo dhibaatadii halkaa ka dhacday waxaan dhabarka u saaraynaa xukuumadda Somaliland, waayo iyadaa rasaas ku furtay dadkii mudaaharaadayay, ee si nabad ah oo sharciga iyo amaankaba waafaqsan u mudahaardayay. Dadku waxay gadoodeen markay arkeen dhiigii ka dhacay walaalahooda aan waxba gaysan, waxna galabsan aan ka ahayn inay banaan baxayeen.
Magacyada baaqayaasha:

Qurba joogga deegaanka Gabiley ee ku nool dalka The Netherlands (Holland):

1- Cali Cumar Xasan
2- Cabdi Cumar Xasan
3- Amiin Cumar Xasan
4- Maxamed Ciid Ibraahim
5- Fu'aad Kayse Cumar
6- Cabdi Muxumad Faarax
7- Khadar Cabdi Yuusuf
8- Maxamed Yuusuf Buux
9- Mawliid Jibriil Cabsiiye
10- C/Kariim Yuusuf
11- Xuseen Cabdi Xasan
12- Axmed Ibraahim Cabdi
13- Maxamed Yuusuf Xaaji Cabdi
14- Cali Xasan Ibraahim
15- Maxamed Cali
16- Abiib Yuusuf
17- Yuusuf Maxamad
18- Axmed Barre
19- Suways Muxumed IIeeye
20- Daahir Cabdi
21- Xuseen Aadan Cige
22- Cismaan Jabuutaawi
23- Daahir Shoodhe
24- Mustafe Yuusuf
25- Maxamed Shabeel
26- Maxamed Casoowe
27- Cabdilahi Cabdi
28- Ibrahim Yuusuf
29- Sulaymaan Cabdi
30- Xasan Cabdi
31- Ismaciil Haruun
32- Liibaan Raage
33- Khadar Xasan
34- Saalax Aadan
35- Maxamuud Sayid
36- Yaasiin Maxamed
37- Axmed Bookh
38- Cismaan Gees
39- Aadan Muuse
40- Muuse Axmed
41- Maxamed Faarax Xasan

Qurba joogga Degaanka Gabilay ee ku nool Dalka Jarmalka (Germany):

42- C/Kariim Aw Yoome
43- Ismaaciil Jirde
44- Cali Suldaan
45- Saleebaan Qalinle
46- Maxamed Cismaan
47- Daa'uud Daahir
48- Ismaaciil Aadan
49- Cabdi Yuusuf
50- C/xakiim C/llah Siciid
51- Sacad Muuse
52- Mursal Yare
53- Maxamed Afroafro
54- Yoonis Aadan

Qurba joogga degmada Gabilay ee ku nool dalka INGIRIISKA (U. K):

55. C/wahab Cumar Sh. Muxumed
56. Yuusuf Cawale Odawaa
57. Idiris Mux'ed Ahmed
58. Sadiiq Nuur A/laahi
59. Cabdi Cismaan
60. Muxumed Jamac Ahmed
61. Maxamud Ismail Hussein
62. Maxamed Yusuf Du'ale
63. Ahmed Maxamoud Bayle
64. Ismail Hersi Qalinle
65. Abshir Qalinle Ahmed
66. Omer Yahye H.Ibrahim
67. Muxiyadin Sh. Muxumed
68. Cali Ahmed Sh. Muse
69. Maxamed Mux'ed Ahmed
70. Fatxi Ismail Hussein
71. Ahmed Sh.Muxumed
72. Ridwan Rashid Cumar
73. Almis Cali Ahmed
74. Ibrahim Cabdi Mux'ed
75. Abiib Cali Mux'ed
76. Faysal Ismail Nadif
77. Abiib Maxamed Yey
78. Nuux Asker Caateeye
79. Maxamed C/laahi Nuur
80. Maxamed Cali Ahmed
81. Ahmed Ciidle Axmed
82. Farxaan Cabdi Cumar
83. Maxamed Mux'ed Abdi
84. C/laahi Hussein Mux'ed
85. Maxamed Dahir Maxamed
86. Mukhtaar C/raxmaan Sh
87. Maxamed Cali Hure
88. Maxamed Aden Fahiye
89. Daahir Mux'ed Ileeye90.
90.Yusuf Cismaan
91. Aleel Cali Camir
92. Maxamed C/laah
93. Maxamed Xaaji Cilmi
94. Maxamed Aw Daahir
95. Saciid Maxamed
96. Najiib Cabdi Asker
97. Mowlid Abdi Yusuf
. Mowliid Muuse
99. Cumar Aaden Suldan
100. Axmed Aaden Suldan
101. C/laahi Sh. Xasan
102. Maxamed Faarax Khayre
103. Mustafe Nur Hersi
104. Fatuux Mux'ed Duale
105. Saciid Hersi Qalinle
106. Ahmed hasen Abiib
107. Ahmed Sh. Omer Qalinle
108. Mowliid Jibril Cabsiiye
109. Ismail Hassen
110- C/raxmaan Yuusuf Buux
111- Maxamed Yuusuf Ducaale
112- C/samad Nuux Cute
113- Maxamed jameeco
114. Axmed xasaan
115.Yoonis C/nuur
116. Maxamed Cabdi loodoon
117. Maxamed Axmed cabdi
118. Axmed Cumar Cali
119. Maxamed C/samed Sheekh
120. Ibraahim Maxamed X.Abdi
121. Cabdi Muxumad
121. Muuse Ibraahim Yuusuf
122. Maxamuud M. Bide
123. Cabdi Ismaaciil
124. Farxaan Cagasaydh
125. Mukhtaar Xaydaro
126. Daauud Aadan
127. Daahir Baaruud
128. Samatar Cabdi Xasan
129. Suldaan Cabdi
130. C/lahi Caweeto
131. Jibriil Ismaaciil
132. Sayid Ismaaciil
133. C/laahi Ciidle

Qurba joogga deegaanka Gabiley ee ku nool Woqooyiga Ameerika (Canada and USA):

134- Muhumed Hersi Hassan
135- Mohamoud Hassan Nugidoon1
36- Hussein Ali Aman 1
37- Ibrahim Mohamed Mead
138- Mohamed Abdillahi Nur1
39- Kanadiid Ali Aman
140- Jamal M. Muse Gedi
141- Idris Farah Nur1
42- Abdillahi Osman1
43- Ismail Osman
44- Mohamed Muhumed Liban
145- Mohamed Aden Cilmi
146- Ibrahim Aden Faahiye1
47- Abdikarim Hassan Alin1
48- Aden Muhumed Hussein
149- Aden Ibrahim
150- Ahmed Ali Ileeye
151- Amir Ali Aman
152- Mohamed Ismail
153- Yusuf Ismail
154- Abdi Hussein
155- Mukhtar Abdillahi Nur
156- Liban A. Hussein1
7- Saddiiq Mohamed Liban
158- Osman Mohamed Liban
159- Omar Mohamed Liban1
60- Ali Mohamed Liban
161- Fu'ad Sh. Abubakar Ismail
162- Mowlid Dahir Aden
163- Abdikadir Askar Kahin
164- Abdillahi Mohamed Kahin

No comments: