Tuesday, December 26, 2006

Raaf xoog leh oo ka socda magaalada Muqdisho iyo shacabka oo ka walaacsan

Muqdisho: Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay si weyn uga socdey raaf ama khasab lagu hayo dadka rayidka ah gaar ahaan ardayda yaryar iyo raggakuwaas oo maxkamadaha midoobey ay ku doonayaan in ay dagaalka ku galaan.

Dad rayid ah oo qaarkood ay gobollada dalka u firxadeen ayaa horseednet u sheegay in raafka lagu hayo dadweynaha rayidka ah ee lagu khasbayo in ay dagaalka galaan uu yahay mid xad dhaaf ah.Qaramada Midoobey ayaa goor sii horreysey cambaaraysay carruurta lagajoojinayo waxbarashada ee lagu khasbayo dagaallada.


No comments: