Thursday, March 22, 2007

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

OGEYSIIS

Jaaliyadda Somaliland Ee Kaardhif
Waxa dhamaan jaaliyadda Somaaliland ee Cardiff iyo nawaxigeeda la ogeysiinayaa in uu booqasho rasmi ah ku imanayo magaalada Kaardhif Mujaahid: Mohamed Kahin Ahmed,ahna Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Somaliland. Waxa dadweynaha la ogeysiinayaa in kulan lagu qaban doono:

Goobta: Golaha Gobolka Cardiff

Maalinta: Sabtida,

Taariikhda: 24ka March 2007

Saacada: 2 ila 4da Galabnimo

Fadlan wixii war ah ee dheeraad ah kala soo xidhidh Cadilkarim Cabdi Adan – Mobile 0797 4120 862, Ibrahim Carab Jamac - Mobile - 0771 155 1176 ama Axmed Xassan Arwo- Mobile 07828675333

SIDAAS IYO KA SOO QAYBGAL WACAN.

ALLAAHU WELIYUL TAWFIIQ

MAHADSANIDIN

Axmed Carwo
Guddoomiyaha
Jaaliyadda Somaliland ee Wales

No comments: