Friday, May 25, 2007

"Anigu waxaan qabaa inaanay goluhu [Guurtidu] na xukumin, lamana odhan karo meel ma tagi karaan iyo meel uma kici kartaan.Suldaan Maxamed Cabdulqaadir

(Waridaad)- Golaha Guurtidu maalin walba Xamar way la hadlaan, Cali Mahdigaas oo u dambeeyay way la hadleen xalayto (Habeen hore) oo u dambeeyay ayaa lala hadlayay oo Golaha Guurtidu la hadlaysay ee ma iyagaa wax qarsanaya oo doonaya inay umadda daba weydaartaan.? Golaha Wakiiladuna sidiisaba waa gole la yidhi soo baabiiya Somaliland iyo jiritaankeeda.Tanaagta xashiishkuba ilayn waa labadaas gole......

http://somalilandembassy.com/may24-5.html

No comments: