Thursday, June 14, 2007

Cabdi Salaan Hareeri oo ka laalaabtay BBC Somali Radio

(Waridaad)-Wariye Cabdi Salaan Hareeri oo ahaa Wariyaha ugu taageerayaasha badnaa dhageeystayaasha ku taxan BBC Somali ayaa boorsooyinkiisa ka qaatay Idaacadaas kadib mudo dheer oo aamusnaana.

Wariye Hareeri oo la rumaysan yahay inuu lafdhabar u ahaa BBC Somali ayaa la soo Weriyay inuu u jaheystay dhinaca Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA laanteeda Af Somaliga oo dhawaan shaqo biloowday.

Halkan riix oo sii akhri

No comments: