Sunday, June 03, 2007

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

(Waridaad) - INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Anagoo ah Beesha Bariga Burco ee degan dalka Imaaraadka Carabta waxaanu tacsi u diraynaa Qaranka Somaliland, Mujaahidiintii SNM,Gobolka Togdheer, qoyskii, qaraabadii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Alle ha naxariistee Marxuum Muj. Maxamuud Ismaaciil Cali oo ku geeriyoodey laguna aasay magaalada Burco.

Marxuumka Waxaanu ILaahay uga baryaynaa inuu janatal-Firdaws ugu deeqo, qaranka iyo qoyskiisa iyo intii taqaaneyna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.

Cabdi X. Ciise

Abu Dhabi

Macalin54@hotmail.com

No comments: