Saturday, June 02, 2007

JSL oo looga kalsooni badan yahay dunida DF-da Embagathi.

(Waridaad)-Waxa la aqoonsan yahay Somaliland. DF-da Somalia ee Embagati lama aqoonsana. Xattaa ma aqoonsana inta badan dawladaha Reer Galbeedka iyo Afrikada xoogga lihi.

Halkan riix iyo wararkii Al-Qaadisiya.

No comments: