Wednesday, August 08, 2007

Bayaan Jaaliyadda Somaliland Ee Ottawa, Kanada kasoo sareen Xadhiga madaxdda ururka- Qaran

  1. (Waridaad) - Bayaan Jaaliyadda Somaliland Ee Ottawa, Kanada kasoo sareen Xadhiga maddaxda ururka - Qaran.

    Ku: Madaxtooyadda S/Land
    Ku: Golaha Wakiilladda
    Ku: Golaha Guurtidda
    Ku: Ummadda reer Somaliland

Ka-dib markii ay arkeen Xadhiga loo geystey: Dr. Mohamed Abdi Gaboose, Enj. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamal Caydiid Ibrahim.

Ka-dib markii ay arkeen sidda loo baal maray sharcigii waddanka u yaalay.

Ka-dib markii ay arkeen kali talisnimadda ka curantay waddankii.

Waxay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Ottawa -Kanada go'aan satey inay canbaarayso sidda loogu tagri falay shuruucddii waddanka u taalay, loonana toocsadday wadda-tashigii iyo isku dhaqii ummaddu farta u wadda taagtay.

Isu imaadkan oo fursad u noqotay dadweynihii sharafta lahaa ee kasoo qeybgalay iney aragtidooda siyaseddeed ee kala duwaan ku soo jeediyaan, iskuna dareensiiyaan, marxaladdan uur-wareenka ah ee ugub.

Ka-dib markii ay isla gorfeeyeen, dhinacyo badana ka eegeen arrinimaha cakiran ee waddanku ku sugan yahay, waxey Jaaliyaddu isku raacday in:

A-Oodda si dhakhso ah oo bilaa shuruuda looga rogo (Immediate & un-conditional release) madaxda uruka - Qaran.

B- Qoysasku ku soo booqaan karaan xabsiga madaxada uruka Qaran, inta xal loo helayo.

C- Golaha Guurtiddu ay - si deg deg ah u cadeyaan sharciyaddaha doraashooyinka, soona bedelaan labadda xubnood ee ka dhiman komishanka qaranka.

D- La-dhowro oo laxoojiyo madaxbanaanida maxkamaddaha.

E- Xukuumadu aaney ku deg-degin xadhiga muwaadiniinta oo ay dhoorto sharciga waddanka u yaala (due process of law and no more political intimidation)

F- Xukuumaddu ay ilaaliso nabad-gelyadda, dastuurka waddanka u yaalana u hoggaansanaato.

G- Khilaaf kasta lagu dhameyo wadahadal iyo wadaxaajood.

1 Abdirahman Aden Said
2 Abdirahman Hussein Ali (Luftanza)
3 Mohamud Sh. Hassan Tani
4 Faisal Said Elmi (Dhagcade)
5 Libaan Mohamed Xaaji Maxamud
6 Farah Ibrahim omaar ( Burta)
Musa Elmi Jama (Assod)
8 Ali Ibrahim Aden (Cabade)
9 Ismail Yusuf
10 Kenadid Ali Hassan
11 Abdi-Karim Musse Jama
12 Yassin Jama Ismail
13 Ali Jama (Ali Jackson)
14 Mohamed Ali Xoosh (Ugas)
15 Abdi Geedh Meygag
16 Abdi Ibrahim
17 Mahamud Abdi Qalinleh
18 Abdi Mahamud Ibrahim
19 Abdirahman Ali Farah (Captan Hiraad)

20 Mahamud Abdi Muxumad (Nomad President)
21 Mohamed Ali Ahmed
22 Ahmed Xeersi Xujaleh
23 Abdirahman Xassan (Sangore)
24 Mohamed Issa Meigag
25 Rashid Ali Abdi
26 Mooge Magareh
27 Ahmed Ali (Nixon)
28 Ahmed Abdillahi (Gadhleh)
29 Abdi Qani Ahmed Farah
30 Abdi rashid Said
31 Hussein ....
32 Mahamud Xaji Geeydh
33 Osman Omar (Beytari)

34 Hussein Ali Aman
35 Kenaadiid Ali Aman
36 Mohamed Abdilahi
37 Aden Dheere
38 Abdulqadir Abdi Mahamud (Darbi)
39 Sultan Griin
40 Ibrahim Ciro-Suge
41 Cabdi Asood

42 Farah Jiilaal

43 Ahmed Qaaci

44Suleman Hussein Nur (Aiido)
45 Faysal Diiriye
46 Mohamed Abshiir
47 Fu'ad Abdi
48 Ahmed Ahmed - Quick
49Mohamed Issaak (Molid)

50-Abdinasir Haji Abbas - Bookh

51 Hussein Ali
52 Rachid Axmed
53 Mohamed Osman
54 Ahmed HashI

Qurbe-jooga, Ottawa

No comments: