
Rasaasta oo ka bilaabatay agagaarka Saldhigga Dhexe ee Booliska oo ku yaalla badhtamaha magaalada abaaro 11:00 oo 10 miridh la', lama garanayo cidda iska horimaadkaasi dhexmaray iyo sababtiisa midna.
Dad kala duwan oo aan magaalada Burco telefoonka kula xidhiidhay waxay sheegeen in magaaladu ay ku jirto xaalad jaahwareer ah oo laga kala yaacay rasaasta, isla markaana aanay garanayn cidda dagaalamaysa.
C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.
E-mail: dubad@Somaliland.com
No comments:
Post a Comment