Friday, October 12, 2007

Ciid wanaagsan

(Waridaad) - Bahda Waridaad Media Centre, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhamaan ummadda Somaliland iyo Muslimiinta cidhifyadda adduunka ku kala nool, munaasibaddan barakaysan ee soonfurka ah.

Waxaan aad ugu bogadinaynaa dhamaan dadkii gutay fadliga bisha Ramadaan waxaan idin leenahay Ilaahay ha idin siiyo abaalkeeda.

Daawo: Ciid Wanaagsan!

No comments: