Monday, December 03, 2007

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

(Waridaad) - Annagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxaanu tacsi u diraynaa Suldaan Maxamed Cabdi Cali iyo qoyskiisa anagoo ka tacsiyadeynayna geerida ku timid xaaska Suldaanka Marxuumo Aamina Jaamac Cali oo shalay ku geeriyootey magaalada Abu Dhabi. Marxuumada waxa aanu Ilaahay uga baryayanaa inuu dembigeda dhaafo, qabrigana u nuuro, Jannaddii Fardawsana ka waraabiyo.

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin. Suldaanka, Caruurteeda iyo tafiirtooda, Qaraabada iyo ehelka kaleba waxaanu Ilaahay uga baryayna inuu ajarkooda weyneeyo samir iyo iimaana ka siiyo marxuumadda.Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

1. Adan Nugaal
2.Boqor Cisman Aw Maxamud
3. Ibraahim X.Barre Nuur
4. Ibrahim X. Cumar
5. Maxamed X. Jaamax Maxamed
6. Maxamuud X. Jaamac Maxamed
7. Cabdi X Ciise X Xassan
8. Saleeban X Ciise X Xassan
9. Maxamed Siciid Abyan
10.Cabdillahi Jamac Maxamed
11.Salebaan Bashe X Xasan
12.Xiis Axmed Kabadheh
13. Maxamud Aideed Nur
14. Ismacill X Maxamud
15.Cisman Cumar Cali (Shaxari)
16. Suldaan Xusseen Sahal
17. Maxamed Yuusuf Cilmi(Kayd)
18.Cabdi Xussain Maxamud
19. Warsame Deriye Muuse
20.Axmed Shire Maxamed
21.Ibrahim Aw Yussuf
22.Jamac Saleban Allaale
23.Hussain Warsame Siyaad
24.Amiin Cabdillahi Cali
25.Saleeban Cabdi Cabdillahi
26.Adan Yussuf Idigaa
27.Cali cabdi Dheeg
28. Cabdi Jamac Aw Siciid
29.Maxamed jamac Cali (Faroole)
30. Xassan Adan Aw Cali
31.Maxamud Ismaciil Cabdi (Afyare)
32. Maxamoud Cumar Yare
33. Khadar Saleban Khalif
34.Ibrahim Abokor Cumar
35.Mukhtar Yassin Daahir
36.Cabdalleh Maxamoud Maxamed Dhoobleh
37. Yussuf Ismaciil Sarman
38. Saleeban Hussain Direye (Idiga)
39.Ismaciil Ahmed Beledi
40.Cabdillahi Deriye Cigeh
41.Jamac Qahiro
42.Yussuf Ismaciil Warsame
43.Maxamed Ismaciil Warsame
44.Jamac Cali Gurhan
45.Maxamed Cali Gurxan
46.Cali Jamac X Xassan
47. Maxamed Adan X Dualeh
48. Maxamed Cali X Dualeh
49.Cabdillahi Xadhigleh
50. Xassan Farax Ibrahim (Blacki)
51.Hussain Maxamed cabdale
52. Saleban Cabdi Fadal
53. Faisal Maxamed Caddani
54. Cisman Jamac Ismacil
55.Saleban Yssuf M Xasan
56. Dawood Saleban Cabdi
57. Farax Qoslayeh
58.Amed Jamac Dixad
59. Yasin cabdillahi
60. Yassin Xaashi

Cabdi X. Ciise
Abu Dhabi

No comments: