Monday, December 03, 2007

Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Ku Dhawaaqay Dhismaha Xukumadiisa

(Waridaad) -Ra'iisal-Wasaare, Nuur Cade oo ku taxay wasaaradaha u muhiimsanaa, Cabdillahi Yuusuf tolkii.

Wasiirka gaashaandhiga, Wasiirka Maaliyadda, Taliyaha Nabadsugida, Taliyaha ciidamadda xoogga dalka, Guddoomiyaha bangiga, in ka badan 24 agaasime, waxaas baa cadaalad lagaa yiraahdaa`` Sidaa waxaa yiri mid ka mid ah xildhibaanada Mbegathi.

Ra'iisal Wasaare, Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)ayaa ku dhawaaqay dhismaha golahiisa wasiirada, wasiiro ku-xigeenada iyo wasiiru dawlayaal. Halkan hoose ka akhriso magacyada wasiirada, wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dawlayaasha cusub.


No comments: