Tuesday, January 29, 2008

Maamulka Galmudug State oo Ciidamo lixaadleh dhigay wadooyinka Magaaladda Gaalkacyo

(Waridaad) -Maamulka GalMudug State ayaa Ciidamo lixaadleh oo ku hubeeysan gawaarida dagaalka dhigay wadooyinka Maagaladda Gaalkacyo si ay u sugaan amaanka guud ee degaanada ,waxaana Ciidamadaas lagu arkayay iyagoo gaaf wareegaya goobaha ay ka socdaan ololaha nadaafadda.....Sii akhri

No comments: