Tuesday, January 22, 2008

Madaxweyne Riyaale oo soo guryo-noqday

(Waridaad) - Madaxweynaha Somaliland, Md Daahir Rayaale Kaahin, iyo Weftigii uu hoggaaminayay ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Madaarka Magaalada Hargeysa, ka dib markii uu Socdaal qaatay muddo sadex todobaad ku dhow, ugu maqnaa dalalka Maraykanka, Britian iyo Ethoiopia......Sii Akhri

No comments: