Wednesday, January 02, 2008

TACSI

(Waridaad) - TACSI

1) Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame
2) Xildhiban Farxaan Maxamed Cali
3) Suldaan Maxamuud Xaaji Xusseen
4) Xassan Cismaan Ismaaciil
5) Cismaan Abokor Maxamed
6) Saleebaan Carablow
7) C/Qani Maxamed X. Ibraahim
8) Yuusuf Guudcadde
9) Axmed Maxamed Cismaan “Ex-Maayar”
10) C/Laahi Shiikh
11) C/Laahi Cali Cigaal
12) Jaamac Abokor
13) Maxamed Amiin Shiikh Bashiir
14) Maxamed Xaashi
15) Sh Maxamuud Siciid
16) Maxamed Olol
17) Cabdi Saleebaan Tuudhe
18) Faarax Ibrahim Bangaali
19) Axmed Maxamed Saleban Maadhiin
20) Maxamud Maxamed Xirsi
21) Yuusuf Ismaaciil Xassan Mattaan
22) Dr Bashiir Ismaaciil Xassan Mataan

Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan Dr Cismaan Xassan Cashuur oo hooyadii Shukri Ibrahim Seed oo Ilaahay ha u naxariistee shalayto ku geeryootay magaalada hargeysa.

Ilaahay godka ha u nuuro marxuumadda dadkeediina samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

Waridaad media centre

No comments: